logo
episode-header-image
Aug 2023
35m 43s

Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back

Hamda Hussein
About this episode
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan. Ka falceli xilqaddan 😊 
Up next
Apr 13
Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊 
29m 36s
Apr 9
Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada
Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊 
29m 29s
Nov 2025
Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood
<p>Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.<br/><br/>Dhagaysi wanaagsan</p><p><a target="_blank" href="https://www.buzzsprout.com/twilio/text_mess ... Show More
40m 17s
Recommended Episodes
Feb 2021
Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3
Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. // 1 KORINTOS: CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax ... Show More
3m 1s