logo
episode-header-image
Jan 2024
17m 58s

Qorshaha sanadka cusub

Amaal Haybe
About this episode

Fariin ii reeb :)

Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇

https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 

-

Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka?
Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isbadal wanaagsanna noloshaada kusoo kordhisid sanadkan 2024 ? Haday Haa tahay jawaabtu
dhagayso xalqadan qorshaha sanadka cusub si aad wax badan uga badashid hab-fikirkaaga dhinaca hadaf - dajinta iyo isbadal doonka. 

Dhagaysi wacan.

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Up next
Apr 2025
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo  kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Dary ... Show More
15m 47s
Mar 2025
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha mara ... Show More
27m 53s
Oct 2024
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodc ... Show More
24m 1s
Recommended Episodes
May 2021
SE04EP01 Guurso Inta Aanad Bac Yeelan
Send us a textQuruxda iyo degganaanshaha reerku waxa uu ku xidhan yahay isfahan dheeraad ah oo ka dhasha wadahadal iyo in si joogto ah la isu waraysto. Waxa aan Rooble Maxamed kala sheekaystay derajooyinka guurka ka horreeya iyo kuwa guurka laftiisa, sidii ay ahaan jireen iyo maa ... Show More
52m 27s
Nov 2021
"Cagaarshowgu kansar ayuu noqon karaa"
Xanuunka cagaarshowga oo dad badan oo Soomaali ku jirto ay qabaan ayaa ah mid dilaa ah. Haddii aan la iska tallaalin ama adiga oo qaba aaddan ka war qabin ama adiga oo qaba aaddan xaaladiisa la socon wuxuu isu badali karaa kansar.Dr Omar Elmi ayaa ka waramaya qatarta cudurkan. 
11m 9s
Jul 2023
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.  Dhagaysi wanaagsan. 
47m 53s
Jun 2021
SE04EP05 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 2
Send us a textWaa qaybtii labaad ee barnaamijkii dalxiiska ee Ceerigaabo. Qaybtan waxa aynu ku tegi doonnaa buurta Daalo. Waxa aynu subax hore ka bixi doonnaa magaalada Ceerigaabo, innaga oo ka sii quraacan doonna tuulada Karin. Waxa safarka hage ka ah Cabdirisaaq iyo Khadiija. D ... Show More
1h 25m
Apr 2021
SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh
Send us a textMaxaa looga jeedaa baahiyaha gaarka ah, weli se ma is weydiisay inta nooc ee ay u qaybsamaan. Waxa laga yaabaa in aynu u naqaanno dadka aan laxaadkoodu dhammayn, gaar ahaan kuwa aynu muuqaalkooda ka garan karno oo keli ah. Balse ma og tahay in baahiyaha gaarka ah ku ... Show More
48m 7s
Apr 2022
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Send us a textCumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!S ... Show More
53m 50s
May 2022
SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka
Send us a textNidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka ... Show More
43m 29s
Jul 15
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
Send us a textDr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!Su ... Show More
42m 18s
Sep 2022
SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa
Send us a textHaddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curiya suugaanta, bulshadana qaybaheeda kala duwan u wacyigeliya hab uu jiil kastaa fahmayo. Dhe ... Show More
45m 35s
Feb 2023
Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido?   Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.   Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podca ... Show More
38m 21s