logo
episode-header-image
Apr 13
29m 36s

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cab...

Hamda Hussein
About this episode
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸 Ka falceli xilqaddan 😊
Up next
Apr 9
Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada
Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
29m 29s
Nov 2025
Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.

Dhagaysi wanaagsan

<a target="_blank" href="https://www.buzzsprout.com/twilio/text_mess ... Show More
40m 17s
Nov 2025
Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan?

Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada.

Dhagaysi wanaagsan🌸< ... Show More
31m 49s
Recommended Episodes
Aug 2025
مين إنتَ لمّا ما حدا عم بيشوفك؟
tail spinning
8m 3s
Feb 2018
آیا ملت‌های عرب به ایران علاقه دارند؟
tail spinning
56m 39s
Jul 2024
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
tail spinning
18m 21s
Jul 2024
الهدوء والرضا ومحمود كنافة .. بودكاست ماتش ودي | الحلقة الخامسة
‏محمود كنافة .. من هو ؟ .. التمثيل والتدريس والستاند أب كوميدي ؟ ما سر تحوله إلى الهدوء ؟ كتابة: عمرو حجاج ميكساج: أحمد فهمي
59m 45s
Jan 2023
061-As-Saff-Quran Karim|سوره مبارکه الصف-قرآن کریم با ترجمه فارسی
tail spinning
8m 59s
Oct 2024
NA ROVINU s Magdou Vášáryovou: Ľuboš Blaha je Pán Nikto, v Rusku ho nebudú počúvať
Ľuboš Blaha sa potrebuje neustále zviditeľňovať a tak si urobil cestu do Moskvy. Jeho cesta nemá žiadny význam, hovorí bývalá politička, diplomatka a herečka Magdaléna Vášáryová v relácii Na rovinu.V podcaste s Magdalénou Vášáryovou sa dozviete:01:00 – ako sa pozerať na cestu Ľub ... Show More
44m 49s
Jun 2024
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecad ... Show More
23m 2s
Apr 2025
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

Fariin ii reeb :)

Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo s ... Show More
15m 47s