logo
episode-header-image
Dec 2023
15m 51s

Kalsooni Dhisid Q-1aad

Amaal Haybe
About this episode

Fariin ii reeb :)

Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan.  Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Up next
Apr 2025
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo  kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Dary ... Show More
15m 47s
Mar 2025
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha mara ... Show More
27m 53s
Oct 2024
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodc ... Show More
24m 1s
Recommended Episodes
Feb 2020
SE01EP08 Sihaam Muumin
Send us a textWaxbarashadu waxa ay ka mid tahay tiirarka horumarka ee ugu waaweyn. Sihaam waxa ay heshay deeq waxbarasho oo Maraykanka ah, maantana waxa ay ka shaqaysaa arrimaha bulshada. Waxa aannu bun ku wada cabnay makhaayad ku taalla Hargeysa, goor ay wax u dhigaysay hablo da ... Show More
16m 1s
Jun 2021
SE04EP05 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 2
Send us a textWaa qaybtii labaad ee barnaamijkii dalxiiska ee Ceerigaabo. Qaybtan waxa aynu ku tegi doonnaa buurta Daalo. Waxa aynu subax hore ka bixi doonnaa magaalada Ceerigaabo, innaga oo ka sii quraacan doonna tuulada Karin. Waxa safarka hage ka ah Cabdirisaaq iyo Khadiija. D ... Show More
1h 25m
May 2021
SE04EP01 Guurso Inta Aanad Bac Yeelan
Send us a textQuruxda iyo degganaanshaha reerku waxa uu ku xidhan yahay isfahan dheeraad ah oo ka dhasha wadahadal iyo in si joogto ah la isu waraysto. Waxa aan Rooble Maxamed kala sheekaystay derajooyinka guurka ka horreeya iyo kuwa guurka laftiisa, sidii ay ahaan jireen iyo maa ... Show More
52m 27s
Aug 2021
SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka
Send us a textJacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaanyahanka ee jacaylku? Waxa aan la sheekaystay Mawliid Aadan Biixi oo ah Qoraa iyo Suugaanyah ... Show More
41m 23s
Jan 2021
SE03EP06 Yaad Ku Dayataa?
Send us a textDhiirrigelinta dhallinyarada, waa tiir ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee uu ku taagan yahay Codka Ubax. Barnaamijkan waxa aynu ku eegi doonnaa sifooyinka saxda ah ee ay tahay in uu lahaado qofka aynu ku dayanaynaa. Waxa mawduucan soo jeedinaya Mudane Maxamed Cumar Carte ... Show More
1h 17m
Feb 2023
Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido?   Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo.   Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podca ... Show More
38m 21s
Dec 2022
Maxay shaqo u waayaan dhalinyaro badan oo jaamacad ka baxay?
Waxaa dhawaan daraasad lagu eegay sababta ay dhalinyaro badan oo jaamacado ka baxay ay shaqo u waayaan. Waxaa daraasadan soo aqriyay oo falanqaynaya Prof Abdiwahid Sheekh Hassan. 
16m 58s
Apr 2022
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Send us a textCumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!S ... Show More
53m 50s
Nov 2022
Tartan ay koox Soomaali ah ka qaybgalayso oo ka socda Sydney
Tartan kubada cagta oo ka socda Sydney ayaa waxaa qayb ka ah koox Soomaali ah. Tababaraha kooxda Abdikarin Agey oo ah ayaa nooga waramay. 
6m 1s
Jan 2021
SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Send us a textWaa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarada doonaya in ay la yimaaddaan halabuur ganacsi. Waxa ila jooga Xasan Gaadh-haye iyo Aasiya S ... Show More
33m 41s