logo
episode-header-image
Apr 2024
17m 33s

Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

Amaal Haybe
About this episode

Fariin ii reeb :)

Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. 

Dhagaysi wacan. 

https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp

Up next
Apr 8
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
Fariin ii reeb :)Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo sidoo  kale isbadalka wanaagsan ee aad doonaysid inaad noloshaada kusoo kordhisid ama aad ku aragtid. Dary ... Show More
15m 47s
Mar 2025
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha mara ... Show More
27m 53s
Oct 2024
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodc ... Show More
24m 1s
Recommended Episodes
Dec 2022
Maxay shaqo u waayaan dhalinyaro badan oo jaamacad ka baxay?
Waxaa dhawaan daraasad lagu eegay sababta ay dhalinyaro badan oo jaamacado ka baxay ay shaqo u waayaan. Waxaa daraasadan soo aqriyay oo falanqaynaya Prof Abdiwahid Sheekh Hassan. 
16m 58s
Aug 2023
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan. 
35m 43s