logo
episode-header-image
Apr 2024
17m 23s

Ixtiraamka Dadka Q-1aad

Amaal Haybe
About this episode
Fariin ii reeb :) Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi kar ... Show More
Up next
Apr 2025
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

Fariin ii reeb :)

Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo s ... Show More
15m 47s
Mar 2025
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha mara ... Show More
25m 43s
Oct 2024
Su'aalo & Jawaabo
Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :)https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodc ... Show More
24m 1s
Recommended Episodes
Feb 2021
And tell My servants to say that which is best #96

Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #096  ---------------------------------------------------

Wa yastaftoonaka finnisaaa'i qulil laahu yufteekum feehinna wa maa   yutlaa 'alaikum fil Kitaabi fee yataaman nisaaa'il laatee laa tu'toonahunna   maa kutiba lahun ... Show More
30 m
Mar 2021
Khuṭbah The Psychology of Sin #108

Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #108  ---------------------------------------------------

Fa ammal lazeena aamanoo billaahi wa'tasamoo bihee fasa yudkhiluhum fee   rahmatim minhu wa fadlinw wa yahdeehim ilaihi Siraatam Mustaqeema

Yastaftoonaka qulilla ... Show More
26m 56s