logo
episode-header-image
Aug 2021
41m 23s

SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Su...

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Jacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaanyahanka ee jacaylku? Waxa aan la sheekaystay Mawliid Aadan Biixi oo ah Qoraa iyo Suugaanyahan ku xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s
Jun 2023
Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya
Isbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda. 
13m 51s
Dec 2023
Kalsooni Dhisid Q-2aad
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon ... Show More
22m 1s
Dec 2023
Kalsooni Dhisid Q-1aad
Fariin ii reeb :)Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan.  Jawaabaha ... Show More
15m 51s
Nov 2022
Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay
Soomaalidu waxay wixii ka danbeeyay burburkii dawlada ee 90s u kala qaxeen dunida dacaladeeda oo dhan. Waxay degan yihiin Yurub, Woqooyiga America, Bariga dhexe iyo Africa. Ahmed Nuur oo ka mid ah Jaaliyada Melbourne oo dhawaan safar ku maray dalal badan oo Soomalidu degan tahay ... Show More
19m 48s
Aug 2023
Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso haween baraysaa
Muxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia. 
4m 40s