logo
episode-header-image
Aug 2023
4m 40s

Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso ha...

SBS Audio
About this episode
Muxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia. 
Up next
Today
Wararka SBS Somali 10 October, 2025
Wararka SBS Somali 10 October. 
14m 32s
Yesterday
Wararka SBS Somali 9 October, 2025
Wararka SBS Somali 9 Oct. 
4m 43s
Oct 8
Wararka SBS Somali 8 October, 2025
Wararka SBS Somali 8 October 2025 
10m 45s
Recommended Episodes
Jun 2022
Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame
Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba.   Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message 
32m 52s
Aug 2023
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.Dhagaysi wacan.Ka falceli xilqaddan 😊 
35m 43s