O loo iai se fuafuaga a le malo tele e fa'atapula'aina ai le aofa'i o tagata a'o'oga mai atunu'u i fafo e ofoina iai Visa a'oga.
Jan 2022
Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness
<p>Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gya ... Show More
11m 3s