logo
episode-header-image
Jan 2022
11m 3s

Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness

Hamda Hussein
About this episode
Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gyahay. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/mess ... Show More
Up next
Jun 4
Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed
Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
41m 38s
Apr 2026
Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊
29m 36s
Apr 2026
Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada
Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊
29m 29s
Recommended Episodes
Apr 2023
Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad

Fariin ii reeb :)

Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka t ... Show More
22m 22s
Nov 2023
Naf-ka War Hayn

Fariin ii reeb :)

Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida ... Show More
20m 4s
Jan 2024
Dib u eegid| Gunaanadka season 1

Fariin ii reeb :)

Xalqadan waxay tahay  qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo ... Show More
17m 54s
Jun 2024
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecad ... Show More
23m 2s
Jul 2024
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
tail spinning
18m 21s
Jul 2024
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqad ... Show More
18m 26s
Apr 2024
Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka

Fariin ii reeb :)

Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay siday ... Show More
17m 33s