logo
episode-header-image
Nov 2023
44m 58s

SE08EP5: Dhuusamareeb

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Jun 2022
Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame
Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba.   Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message 
32m 52s
Jun 2023
Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya
Isbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda. 
13m 51s
Jun 2023
Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?  Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 
33m 43s
Jul 2022
Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism
Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka.   Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message 
21m 42s
Jan 2024
Dib u eegid| Gunaanadka season 1
Fariin ii reeb :)Xalqadan waxay tahay  qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay.  Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee no ... Show More
17m 54s
Sep 2022
Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism
Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda.Dhagaysi wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotif ... Show More
31m 59s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Jan 2023
Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo?  Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters. ... Show More
43m 42s
Jan 2024
Qorshaha sanadka cusub
Fariin ii reeb :)Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0  -Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka? Ma dareemaysaa in ay tahay in aad ahdaaf badan sameysatid isba ... Show More
17m 58s
Dec 2023
Kalsooni Dhisid Q-2aad
Fariin ii reeb :)Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon ... Show More
22m 1s