logo
episode-header-image
Nov 2022
45m 53s

SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebint...

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Nov 2022
Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya jimco 11 Nofember
Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya ay ku jiraan dad dhaawac ah oo loo qaaday dalka Imaratka Carabta. 
9m 27s
Jun 2023
Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya
Isbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda. 
13m 51s
Jul 2023
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.  Dhagaysi wanaagsan. 
47m 53s
Jan 2022
Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness
Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gyahay ... Show More
11m 3s
Nov 2022
Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay
Soomaalidu waxay wixii ka danbeeyay burburkii dawlada ee 90s u kala qaxeen dunida dacaladeeda oo dhan. Waxay degan yihiin Yurub, Woqooyiga America, Bariga dhexe iyo Africa. Ahmed Nuur oo ka mid ah Jaaliyada Melbourne oo dhawaan safar ku maray dalal badan oo Soomalidu degan tahay ... Show More
19m 48s
Feb 2023
Ra'iisul Wasaare Xamsa oo furay shirka hay'adaha dhaqaalaha Soomaaliya.
Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood. 
8m 29s