logo
episode-header-image
Sep 2022
25m 14s

SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Jan 2024
Dib u eegid| Gunaanadka season 1
Fariin ii reeb :)Xalqadan waxay tahay  qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay.  Waxaad ka jawaabi doontaa 10 su'aalood oo taban doonaa qaybaha kala duwan ee no ... Show More
17m 54s
Dec 2023
Kalsooni Dhisid Q-1aad
Fariin ii reeb :)Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan.  Jawaabaha ... Show More
15m 51s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s