logo
episode-header-image
Feb 2022
10m 14s

wararkii u danbeeyay ee Weeraradii ka dh...

SBS Audio
About this episode

Wariyaha SBS Somali oo mid ah goobaha weerarku ka dhacay ku sugnaa ayaa nooga waramay sida wax u dheceen iyo guud ahaan weeraradii xalay.

Up next
Yesterday
Somalia News - Warkii Sommaaliya: 08 August 2025
Cudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo. 
9m 23s
Yesterday
Is Australian tap water safe to drink?  - Australia Explained - Is Australian tap water safe to drink?  Biyaha Tuubada ma la cabbi karaa?
Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this ... Show More
11m 7s
Aug 7
SBS News Somali: 07 August 2025
Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah. 
4m 13s
Recommended Episodes
Apr 2021
SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh
Send us a textMaxaa looga jeedaa baahiyaha gaarka ah, weli se ma is weydiisay inta nooc ee ay u qaybsamaan. Waxa laga yaabaa in aynu u naqaanno dadka aan laxaadkoodu dhammayn, gaar ahaan kuwa aynu muuqaalkooda ka garan karno oo keli ah. Balse ma og tahay in baahiyaha gaarka ah ku ... Show More
48m 7s
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s
Jun 2020
SE02EP03 Waa Layga Guursaday 1
Send us a textSiyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Laba ka mid ah sheekooyinkii ugu saamaynta badnaa taxanihii la odhan jirey #WaaLaygaGuursaday ayaynu qaybtan ku eegaynaa. Suppo ... Show More
24m 7s
May 2021
SE04EP01 Guurso Inta Aanad Bac Yeelan
Send us a textQuruxda iyo degganaanshaha reerku waxa uu ku xidhan yahay isfahan dheeraad ah oo ka dhasha wadahadal iyo in si joogto ah la isu waraysto. Waxa aan Rooble Maxamed kala sheekaystay derajooyinka guurka ka horreeya iyo kuwa guurka laftiisa, sidii ay ahaan jireen iyo maa ... Show More
52m 27s
Aug 2023
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan. 
35m 43s
Jan 2021
SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Send us a textWaa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarada doonaya in ay la yimaaddaan halabuur ganacsi. Waxa ila jooga Xasan Gaadh-haye iyo Aasiya S ... Show More
33m 41s
Apr 2022
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Send us a textCumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!S ... Show More
53m 50s