logo
episode-header-image
May 2022
30m 35s

SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finla...

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasaastay shirkad u adeegta bukaanka iyo inta jilicsan ee dalka Finland. Dhegaysi wacan!


Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Mar 2022
Sweden iyo Finland oo doonaya inay ku biiraan NATO kadib duulaankii Ukraine
Duulaankii Ruushku ku qaaday Ukraine ayaa dalal kale oo gobolka ah galisay cabsi ay ka qabaan inay iyaguna ku xigaan.Finland iyo Sweden oo lagu yaqaanay dalal dhex dhexaad ah ayaa hadda shacabku taageerayaan in NATO ay ku biiraan laakiin taasi ma ah mid Ruushka ka farxinaysa. 
9m 30s
Aug 2023
Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso haween baraysaa
Muxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia. 
4m 40s
Jul 2023
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.  Dhagaysi wanaagsan. 
47m 53s
Nov 2023
Naf-ka War Hayn
Fariin ii reeb :)Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed.  Hadaba xalqadan waxaad ... Show More
20m 4s
Dec 2020
Khutbah: Don't Live an Empty Life #82
Created by Nouman Ali Khan. #082  ---------------------------------------------------- Yaaa aiyuhal lazeena aamanoo khuzoo hizrakum fanfiroo subaatin awin firoo   jamee'aa Wa inna minkum lamal la yubatti'anna fa in asaabatkum museebatun qaala   qad an'amal laahu 'alaiya iz lam ak ... Show More
26m 28s
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s