Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho
Today
Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay
Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad ee tartanka. Dhanka kale, Canada ayaa taariikh dhigtay markii ay Qatar ku garaacday 6-0, taasoo noq ... Show More
5m 33s