logo
episode-header-image
Oct 2023
1h 3m

SE08EP04: Hadhiwaa

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Jan 2022
Ep:2; Ahaanshiyo|Being Present
Ahaanshiyo:Waa doorashada uu qofku doorto in uu dareenkiisa,diiraddiisa iyo ogaalkiisa oo dhammaystiran u soo jeediyo daqiiqadda ama ilbidhiqsiga uu imika iyo hadda joogo ee kujiro. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message 
17m 48s
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Nov 2022
Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay
Soomaalidu waxay wixii ka danbeeyay burburkii dawlada ee 90s u kala qaxeen dunida dacaladeeda oo dhan. Waxay degan yihiin Yurub, Woqooyiga America, Bariga dhexe iyo Africa. Ahmed Nuur oo ka mid ah Jaaliyada Melbourne oo dhawaan safar ku maray dalal badan oo Soomalidu degan tahay ... Show More
19m 48s
Jan 2023
Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo?  Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters. ... Show More
43m 42s
Nov 2021
"Cagaarshowgu kansar ayuu noqon karaa"
Xanuunka cagaarshowga oo dad badan oo Soomaali ku jirto ay qabaan ayaa ah mid dilaa ah. Haddii aan la iska tallaalin ama adiga oo qaba aaddan ka war qabin ama adiga oo qaba aaddan xaaladiisa la socon wuxuu isu badali karaa kansar.Dr Omar Elmi ayaa ka waramaya qatarta cudurkan. 
11m 9s
Sep 2022
Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism
Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda.Dhagaysi wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotif ... Show More
31m 59s
Jun 2023
Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?  Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 
33m 43s