logo
episode-header-image
Jan 2023
9m 16s

Hamdi Ali , Dalxiisinta ubadka Soomaaliy...

SBS Audio
About this episode
Hamdi Ali, oo ka mida hogaamiyaalka Jaaliyada Soomaaliya ee Melbourne, ayaan ka waraysanay muhimada ay leedahay dalxiisinta ubadka Soomaaliyeed ee Australia, si gaara xiliga fasaxa. 
Up next
Today
SBS News Somali: 28 August 2025
Cadayada, agabka gacan-qabsiga loogu shaqeeyo (hand tools), qaboojiyeyaasha, makiinadaha dhaqidda weelka (dishwashers), dharka, iyo alaabooyinka nadaafadda haweenka ayaa ka mid ah alaabta cashuur-dhaafka loo samaynayo. 
5m 18s
Today
Australia - Caasimadda Xasaasiyadda (allergy) ee adduunka.
Tirada dadka reer Australia ee la nool xasaasiyadda (allergy), ayaa labanlaabantay ku dhawaad 20 sano gudahood, sida lagu sheegay warbixin cusub oo baareysa khasaaraha dhaqaale iyo midka shakhsiyeed ee xaaladdan ku raagta dadka qaarkood. 
10m 17s
Aug 26
SBS News Somali: 26 August 2025
Ra'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale. 
5m 17s
Recommended Episodes
Feb 2024
د آسټرالیا په ملبورن ښار کې د پښتو او دري ژبو د زده کړې ټولګي جوړ شوي دي
د وېکټوریا ایالت په ملبورن ښار کې یو شمېر افغانانو د پښتو او دري ژبې ټولګي جوړ کړي ترڅو ماشومان وکولای شي په وړیا توګه خپله مورنۍ ژبه زده کړي. اس بي اس پښتو د همدغې موضوع په اړه د بشریت لپاره ټولنې (C4H) له اجراییوي مشر ښاغلي صفت الله الفت سره مرکه ترسره کړې. مهرباني وکړئ لا ډېر ... Show More
7m 10s
Jan 2021
SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Send us a textWaa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarada doonaya in ay la yimaaddaan halabuur ganacsi. Waxa ila jooga Xasan Gaadh-haye iyo Aasiya S ... Show More
33m 41s
Apr 2022
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Send us a textCumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!S ... Show More
53m 50s
Jul 2021
SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya
Send us a textAbwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!Support the ... Show More
46m 59s
Feb 2024
په آسټرالیا کې مېشت هغه افغان و پېژنئ چې په دغه هېواد کې ماشومانو ته په وړیا توګه د پښتو ژبې درس ورکوي
سمیع الحق لودین شاوخوا ۳۰ کاله د ښوونکي په توګه دنده ترسره کړې او اوسمهال د آسترالیا په ملبورن ښارکې ماشومانو ته د مورنۍ ژبې درس ورکوي. 
7m 5s
Apr 2024
SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Send us a textSiyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!Support the show 
24m 30s