logo
episode-header-image
Jul 15
42m 18s

SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Dec 2022
Maxay shaqo u waayaan dhalinyaro badan oo jaamacad ka baxay?
Waxaa dhawaan daraasad lagu eegay sababta ay dhalinyaro badan oo jaamacado ka baxay ay shaqo u waayaan. Waxaa daraasadan soo aqriyay oo falanqaynaya Prof Abdiwahid Sheekh Hassan. 
16m 58s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Nov 2022
Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay
Soomaalidu waxay wixii ka danbeeyay burburkii dawlada ee 90s u kala qaxeen dunida dacaladeeda oo dhan. Waxay degan yihiin Yurub, Woqooyiga America, Bariga dhexe iyo Africa. Ahmed Nuur oo ka mid ah Jaaliyada Melbourne oo dhawaan safar ku maray dalal badan oo Soomalidu degan tahay ... Show More
19m 48s
Mar 2024
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
Fariin ii reeb :)Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay?  Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa mark ... Show More
23m 17s
Nov 2023
Naf-ka War Hayn
Fariin ii reeb :)Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed.  Hadaba xalqadan waxaad ... Show More
20m 4s
Aug 2022
Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries
Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn?  Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/ ... Show More
29m 3s