Waxaa Australia gaar ahaan gobolada bari ee dalka laga cabsi qabaa in korontadu go'do.
Dood balaaran ayay arintaasi dhalisay.