logo
episode-header-image
Feb 2021
3m 1s

Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo ...

TZE-JOHN LIU
About this episode

Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. //
1 KORINTOS: CUTUB 13

1 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.
2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.
3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.
4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,
5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,
6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.
7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.
8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa.
9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa.
10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan.
11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey.
12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.
13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.

Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.

Up next
Feb 2021
Heerka Carabiga - "Wiilka Khasaaray".mp3
Arabic Standard - "The Lost Son" / اللغة العربية الفصحى - الابن الضال.mp3 // 
2m 41s
Feb 2021
Carabi Ta'izzi-Adeni - "Labada Wadiiqo".mp3
Arabic Ta'izzi-Adeni - "The Two Roads" / عربي Ta'izzi-Adeni - "الطريقان".mp3 
2m 12s
Feb 2021
Carabi Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "Guriga Dhagaxa weyn".mp3
العربية Ta'izzi-Adeni Ta'izzi - "البيت على الصخرة" / "The House on the Rock ".mp3 
2m 57s
Recommended Episodes
Dec 2020
Khuṭbah: The Two Wolves Within Us #84
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #084  --------------------------------------------------- Wa yaqooloona taa'antun fa izaa barazoo min 'indika baiyata taaa'ifatum   minhum ghairal lazee taqoolu wallaahu yaktubu maa yubaiyitoona fa a'rid 'anhum   wa tawakkal 'alal laah; wa kafaa ... Show More
18m 26s
Mar 2021
Khuṭbah The Psychology of Sin #108
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #108  --------------------------------------------------- Fa ammal lazeena aamanoo billaahi wa'tasamoo bihee fasa yudkhiluhum fee   rahmatim minhu wa fadlinw wa yahdeehim ilaihi Siraatam Mustaqeema Yastaftoonaka qulillaahu yafteekum fil kalaalah; ... Show More
26m 56s
Aug 2023
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi wacan. 
35m 43s
Feb 2023
Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podc ... Show More
28m 44s
Dec 2020
Khutbah: How to Treat People #81
Created by Nouman Ali Khan. #081  ---------------------------------------------------- Alam tara ilal lazeena yaz'umoona annahum amanoo bimaa unzilaa ilaika   wa maaa unzila min qablika yureedoona ai yatahaakamooo ilat Taaghooti wa qad   umirooo ai yakfuroo bihi, wa yureedush Sha ... Show More
25 m
Feb 2021
Library Chat #15 Napoleons 1798 Invasion of Egypt & The Ushering In of Modernity #101
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #101  --------------------------------------------------- Laa yuhibbullaahul jahra bis sooo'i minal qawli illaa man zulim; wa   kaanallaahu Samee'an 'Aleemaa in tubdoo khairann aw tukhfoohu aw ta'foo 'an sooo'in fa innal laaha   kaana 'afuwwan Qa ... Show More
1h 8m
May 2021
Counsel & Healing An Introduction to the Ramadan 2021 Series #122
Created by Nouman Ali Khan #122 --------------------------------------------------- Wa anih kum bainahum bimaaa anzalal laahu wa laa tattabi' ahwaaa'ahum wahzarhum ai yaftinooka 'am ba'di maaa anzalal laahu ilaika fa in tawallaw fa'lam annamaa yureedul laahu ai yuseebahum biba'di ... Show More
52m 18s
Apr 2021
Khuṭbah Allah Has Chosen You...! Shaykh Dr. Yasir Qadhi #111
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #111  --------------------------------------------------- Wa laqad akhazal laahu meesaaqa Banee Israaa'eela wa ba'asnaa minhumus   nai 'ashara naqeebanw wa qaalal laahu innee ma'akum la'in aqamtumus Salaata   wa aataitumuz Zakaata wa aamantum bi ... Show More
24m 24s