logo
episode-header-image
May 2022
43m 29s

SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadk...

ISMAACIIL C UBAX
About this episode

Send us a text

Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihiin? Dr. Cabdishakuur Cali Maxamed ayaa ka warramaya taariikhda caafimaadka adduunka iyo halka uu maanta marayo. Dhegaysi wacan!

Support the show

Up next
Jan 2025
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us a textCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!Support the show 
37m 16s
Jan 2025
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us a textWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show 
30m 25s
Jan 2025
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us a textDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show 
1h 4m
Recommended Episodes
Jul 2023
Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.  Dhagaysi wanaagsan. 
47m 53s
Jun 2023
Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.  Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsa ... Show More
45m 20s
Nov 2021
"Cagaarshowgu kansar ayuu noqon karaa"
Xanuunka cagaarshowga oo dad badan oo Soomaali ku jirto ay qabaan ayaa ah mid dilaa ah. Haddii aan la iska tallaalin ama adiga oo qaba aaddan ka war qabin ama adiga oo qaba aaddan xaaladiisa la socon wuxuu isu badali karaa kansar.Dr Omar Elmi ayaa ka waramaya qatarta cudurkan. 
11m 9s
Nov 2023
Naf-ka War Hayn
Fariin ii reeb :)Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed.  Hadaba xalqadan waxaad ... Show More
20m 4s
Apr 2021
Special Q&A Mental Health & Depression #115
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #115  --------------------------------------------------- Fatawwa'at lahoo nafsu hoo qatla akheehi faqatalahoo fa asbaha minal   khaasireen Faba'asal laahu ghuraabai yabhasu fil ardi liyuriyahoo kaifa yuwaaree   saw'ata akheeh; qaala yaa wailataa ... Show More
1 h
Jun 2023
Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?  Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 
33m 43s
Mar 2021
Khuṭbah The Psychology of Patience in The Quran Shaykh Dr. Yasir Qadhi #110
Created by Shaykh Dr. Yasir Qadhi #110  --------------------------------------------------- Yaaa aiyuhal lazeena aamanoo izaa qumtum ilas Salaati faghsiloo   wujoohakum wa Aidiyakum ilal maraafiqi wamsahoo biru'oosikum wa arjulakum   ilal ka'bayn; wa in kuntum junuban fattahharoo ... Show More
25m 39s